First blog post

This is your very first post. Click the Edit link to modify or delete it, or start a new post. If you like, use this post to tell readers why you started this blog and what you plan to do with it.

post

Advertisements

daaru raxma waa xaruunta daawo dhireeda waa xaruun kucaan baxdey daawo dhireed tayo leh 

daawo dhireed

waamaxay sababta keentey in daawa dhireeda aykusoo badato soomaaliya gaar ahaan magaalada tan muqadisho

sidaan kawar qabno daawada dhirta amaba mindaawaad ka taariikh ahaan waa mid fac weynleh soona bilaabatey sida latlmaa.ayo xiligii abuunaa,aadam waxay soomaratey xaalado kala duduwan, ilaa ay soogaarto, maatadadan,aan kahadleeyno siyaabooyin fara badana loo isticmaalaayey,dunida oo idilna ayjirijirtey,in aydaawo ,u aheyd oo haba yaraa tee aanaan,jirijirin, daawo kale oo la isticmaalo,waxayna noqotey,hooyadii daawooyinka, taasoo dadkii joogey xiligaasi,ay isku daaweeyn jireen ,aad ay uyareed wax yeeladeeda,waxtarkeeduna, aad ubadnaa,iyada oo jirtey marar badan in layku dayo in lacaburiyo, si aan loo fahamin ,xiligaasana waxay aheed,markii ay soo hana qaadey sey daawada kiimamkada, arkii markii ay u gaadiin culumadii ku aanka baxdey daawada dhirta, waxay dadaalo dheeraad ahi, ay u galeen sidii ay usoo nuuley lahaayeen,daawa dhireeda,ru a haantii waa ay kuguuleystiin ,in ay dib ugu soo noqoto saaxada dunida,intaa kadib waxaa bilaabatey shirkadaha waa weyn ee kajira, dunida iay u olaleeyaan sidii loo hormarin lahaa daawada tan asalka ah,waxaa aad ufaafey lana ogaadey waxtar keeda iyo wax yeela la,aanteeda,intaa kadib,waxaa dhacay in laga soo saaro maa dooyin tiro badan oo wax tarbadan uleh dadka iyo duuyadaba,taasoo aad loogadiirsadey,sikastaba ha,ahaatee, waxaa labilaabey in la isticmaalo oo siweyn loogo faa ii deysto,waxaa jirtey in dad yar ay isticmaali jireen ,dadka garanayana ay aad uyaraayeen, fahamkiiduna, yaraa, wixii kadan beeyey burburkii ,dad khubaro ah ayaa soobaxay oo banaanka soo dhegey waxtarkeeda,taasoo ay kafaa ii deysteen bukaano farabada, waxay bilaabeen khubaradaasi wacyi gelin farabadan, in ay bixiyaan siminaaruro farabadan, inay soosaaraan,dadbadan oo maanta meelwanaagsan kamaraya aqoonta daawada dhirta

lasoco todobaadka danbe inshaa,allaahu raxmaan